DAAWO: Golaha Wasiirrada Somaliland oo Maanta Yeeshay Shir Aan Caadi ahayn iyo Nuxurka go’aamo laga soo saaray

    0

    Hargeysa (SLpost)- Fadhi aan Caadi ahayn oo maanta Golaha Wasiirrada Somaliland ku yeesheen xarunta Madaxtooyada, ayaa lagu meel-mariyey in dalka laga hirgeliyo Diiwaangelinta Muwaadiniinta Somaliland

    Fadhigan oo uu shir-guddoominayey ku-simaha Madaxweynaha isla markaana ah madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), waxaana qodobbadii ka soo baxay warbaahinta uga xog-warramay wasiirul-dawlaha Wasaaradda Madaxtooyada Md Maxamed Muuse Abees.

    HALKAN KA DAAWO

    Somalilandpost.net