Anagoo kala ah:
- Cabdiraxmaan Isaaq :Ā Ā Ā Ā Maareeyaha Guud
- Cali Cabdillaahi WacaysĀ Ā Ā Ā Ā Ā Ā Ā Ā Ā Ā
- Cabdillaahi Cilmi Tiin Ā Ā Ā Ā Ā Ā Ā Ā Ā Ā Ā Ā Ā Ā Ā Ā
- Eng Yahya Cali ObsiiyeĀ Ā Ā Ā Ā Ā Ā Ā Ā Ā Ā
- Khadar Maxamed Shukri
- Ibraahin Yuusuf Shibiin
- Eng Xuseen Jaamac x. Xasan
- Eng Xamze Macalin Aadan
- Eng Cabdirahim Cawil Faarax
- Eng Yusuf C/raxmaan Samatar
- Eng C/casiis Axmed Cabdi
- Eng Mohamed Aadan Jaamac
- Eng Maxamed Xuseen Jaamac
- Eng Mukhtaar Xuseen Maxamed
- Eng Mowliid Cabdillaahi Magan
- Eng Cabdiraxiim Cabdilaahi Cilmi
Ā
Iyo Dhamaan shaqaalaha Shirkadda Isgaadhsiinta Nationlink Somaliland Waxay Hambalyo iyo Bogaadin aan lasoo koobi karayn u dirayaanĀ Khadar Maxamed Cawil Ā iyo Nasra Jaamac SiciidĀ oo meherkoodu ka dhacay Ambassador Hotel ee Caasimada Hargeisa 25/12/2013.Ā waxaanu leenahay Guurkiina guur khayr, Guurkiina guri negi…wiil iyo caano ..gabadh iyo caano.Ā
Baaraka allahu Laka wa Baaraka Calayka Wa Jamaca Baynakumaa bilkhayr.

