DHEGAYSO: Guddoomiyaha Golaha Guurtida oo Faahfaahin ka bixiyey Nuxurka Kulan ay Isku-kaliyeysteen Dhiggiisa Golaha Wakiillada

    0

    saleebaan-gaalHargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha guurtida Somaliland Md Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa faahfaahin ka bixiyey nuxurka kulan albaabadu u xidhnaayeen oo uu la qaatay Dhiggiisa Golaha Wakiillada Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi.

    Guddoomiye Saleebaan oo markii kulankoodaasi u dhammaaday warbaahinta uga war-bixiyey ujeeddada uu xambaarsanaa kulankaas, ayaa sheegay inay ka wada-hadleen Arrimo khuseeya danaha iyo xaaladda Siyaasadeed ee Dalka.

    HALKAN KA DHEGAYSO HADALKA GUDDOOMIYAHA IYO SU’AALIHII LA WEYDIIYEY

    SOMALILANDPOST.NET

    contact@somalilandpost.net