DHEGAYSO: Jamaal Cali Xuseen ku Baaqay Mudaharaadyo Xisbigoodu kaga jawaab-celinayo Tallaabada Xukuumaddu Kaga Horjoogsaday inay Booqdaan Gabiley

    0

    JAMAALGabiley (SLpost)- Murashaxa madaxtinimada Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen, oo isaga iyo wefti uu hoggaaminayo maanta laga horjoogsaday inay  socdaal ku tagaan gobolka Gabiley,  ayaa sheegay inay tallaabadaas kaga jawaab-celinayaan bannaan-baxyo taageerayaasha xisbigoodu ka dhigayaan dalka, gaar ahaan gobolka Gabiley, waxaanu ku dooday in Xukuumaddu ay ku socoto dhabbadii Burburkeeda.

    HALKAN KA DHEGAYSO

     

    SOMALILANDPOST.NET