Hargeysa (SLpost)- Xubno ka tirsan Hoggaanka Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI oo maanta Shir-jaraa’id ku qabtay Xaruntooda magaalada Hargeysa, ayaa ka hadlay Ujeeddada Kulan Dood Qaran ah oo lagu faaqidayo xaaladda siyaasadeed ee dalka, kaas oo labada Xisbi-mucaarad ku hawlan yihiin Qaban-qaabadiisa.
Shirkan jaraa’id waxa ka hadlay Xubnaha Xisbiga Waddani ugu jira Guddiga Qaban-qaabada Shirka talo-galan oo ay ka mid yihiin Guddoomiyaha Guddidaas Dr Maxamed Cismaan Fadal oo ay weheliyaan Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcadde, Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali Rayte iyo Hanti-dhowraha Guud ee Xisbiga Waddani Xasan Xuseen Codyare.
Halkan ka dhegayso Hadalladooda
1. Dr Maxamed Cismaan Fadal
![]()
2. Maxamed Cabdilaahi Uurcadde
3. Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali Rayte
4. Xasan Xuseen Codyare.
SOMALILANDPOST.NET/

