Hogaanka sare ee xisbiga Ucid ootacsi tiiraanyo leh u dirayaan Gudoomiyha Xisbiga Ucid Ee Laanta Finland geeridii naxdinta lahayd ee ku tim AABIHII

    0

    JAMHUURIYADDA SOMALILAND

    REPUBLIC OF SOMALILAND

    tacsi

    Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka

    UCID

    Justice and Welfare Party

    حزب العداله والرأفة

     

    Ref UCID 1245   01/11/2013

    UJEEDO/Tacsi Tiiraanyo leh

    Hogaanka sare ee xisbiga Ucid Musharaxa Jagada Madaxweyne Iyo Ku Xigeenkiisa ,Gudida fulinta,Golaha dhexe iyo Dhamaan Taageerayaasha xisbiga ucid waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Gudoomiyha Xisbiga Ucid Ee Laanta Finland Md Axmed  Maxamed Farah (Shiine ) Iyaga Oo Uga Tacsiyeeynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku tim AABIHII

      MARXUUM MAXAMED FAARAX Kaas oo  Maanta Lagu Aasey Dalka D.JIBOUTI

    Waxaana ALLAH uga baryeynaa inuu janatul fardawsa ka waraabiyo dhamaan ummada  reer Somalilandna Samir iyo iimaann saadiqa ka siiyo,gaar ahaan QOYSASKII,EHLIYADII iyo QARAABADII   uu marxuumku ka baxay

     

    Aamiin                                                                            Aamiin                                                                     Aamiin

     

    Xoghayaha Warfaafinta  Ee Xisbiga UCID

    Yusuf Keyse Allahi