Xisbiga Mucaaridka ee UCID oo Masuul Cusub u magaacabay Gobolka M/jeex.

    0

    Hargeysa(SLpost) Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID  ayaa masuul cusub u magacaabay Gobolka Maroodijeex warsaxafadeed Somalilandpost soo gaadhay aaya sidan u qornaa.

     

    ucid 

     

    JAMHUURIYADDA SOMALILAND

    REPUBLIC OF SOMALILAND

    Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka

    UCID

    Justice and Welfare Party

    حزب العداله والرأفة

    REF /UCID /930/ 2013                                                                             Date, 20/10 /2013

     

    Ku :Md, faysal Abiib Gudhane                                                                 Hargeisa

     

    Ujeedo: Xil Magacaabis

    Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID markuu arkay baahida wayn ee loo qabo in la magacaabo Gudoomiyaha  Gobolka M/JEEX  ee Xisbiga UCID,

     Markuu Xisbiga UCID ku qancay kartida iyo hawlkarnimadiisa waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 20/10/2013 u magacaabay Gudoomiyaha Gobolka M/jeex ee Xisbiga UCID Md, FAYSAL ABIIB GUDHANE.

    Isla markaana la faray in hawshiisa si dhakhso ah u bilaabo kana soo baxo waajibaadka loo igmaday.

    waxaanu Illaahay uga baryaynaa in uu  u fuduudeeyo xilka  loo dhiibay

     

    ALLA                         MAHAD                       LEH

    Gudoomiyaha Xisbiga UCID

    Eng Faysal Cali Waraabe________________________