Dhageyso:Madaxweynaha Somaliland iyo waftigii uu hogaaminayey oo Hargeysa lagu soo dhaweeyey kana waramey Socdaalkii uu ku tagaey Turkiga

    0

    Hargeysa(SLpost)Madaxweyne ku xigeenka somaliland iyo xubno wasiiro ah ayaa garoonka Egal ku soo dhaweeyey waftigii uu hogaaminaayey Madaxweynaha Somaliland waxaanu madaxweynu qolka nasashada kula hadley saxaafada isagoo ka warbixiyey kulamadii ay la qaateen dowlada Turkiga waxaa kale oo qolka nasashada saxaafadu ku waydiisey su’aalo.

    soodhawyntii siilaanyo

    Halkan ka dhageyso

     

    Somalilandpost.net

    Hargeysa