Hargeysa (SLPost)- Guddida Joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland oo ay shalaysi wada-jir ah Shir-jaraa’id u qabteen Guddoomiyaha Guurtida, ayaa madaxweynaha iyo guddidii qiimaynta Derejooyinka ku hambalyeeyey hirgelinta iyo nidaamka loo maamulayey derejooyinka ciidamada.
DHEGAYSO: 30981

