Guddoomiyaha Jaliyadda Somaliland ee dalka Turkeyga oo hambalyo u diray shacabka

    0

    Istanbuul (SLpost) Guddomiyaha jaliyadda s/land ee dalka turkeyga Saed Adam Dahir ayaa qoraal uu soo gaadhsiiyay maanta
    shebekadda Calamiga ah ee ramsimedia.net.

    ayaa waxa uu u qornaa sidan…….
    aniga oo ah Guddoomiyaha Jaliyadda s/land ee ku dhaqan dalka Turkeyga waxaan hambalyo u dirayaa.
    Shacabka S/land meel kasta oo ay joogaan waxaaanan ku amaanaya sidii wanaagsanayd ee wadaniyadda lahayd
    ee ay u muujiyeen dareenkooda Qaranimo.
    Dawladdana waxaan ku Hambalyaynayaa sidii nabad galyada iyo kalsoonidda lahayd ee ay Shacabkooda ugala qaybqaateen
    Dabaal dega 18 may.
    ugu dambayntii Guddoomiyuhu waxa shacabka S/land uu kula dardaarmayaa inay sidaa iskugu duubnaadan gudiyo debadba.
    waxaanan illaahay inooga baryayaa in sannadkaa sannadkiisa baash baash iyo barwaaqo ku gaadhno iyo inaga oo aqoonsi buuxa
    ka helna beesha caalamka

    somalilandpost.net/istanbuldddddddddddddddddd