MEHER WACAN: Muxiyadiin Sh. Cabdiraxmaan (Tiyaabo) iyo Muna Cabdiraxmaan X. Cali

    0
    1. Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan
    2. Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Mudane Xasan Cabdi Madar
    3. Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarta, Cayaaraha iyo Dalxiiska, Cali Siciid Raygal
    4. Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Md. Axmed Saleebaan Dhuxul
    5. Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada JSL. Gen. Faysal Kaamil Ciise
    6. Xog-hayaha gaarka ah ee Madaxweyne, Md. Cali Axmed Cali
    7. Xog-haynta Labaad ee Madaxweynaha Ifraax Aadan Cismaan
    8. Xog-hayaha ee Madaxweynaha Md. Maxamed Warsame Xasan
    9. Xog-hayaha gaarka ah ee Madaxweyne ku xigeenka JSL, Md. Cali Xuseen Nuur
    10. Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada JSL  Md. Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim (Saqadhi)
    11. Agaasimaha Maamulka Madaxtooyada JSL Md. Maxamuud Cabdilaahi Xarbi
    12. La-taliyaha Arrimaha Haweenka ee Madaxweynaha Marwo. Amaal Xaaji Axmed Miisaan
    13. La Taliyaha Arrimaha Xisbiyada iyo hay’adda, Maxamed Muuse Abees
    14. Agaasimaha Xisaabaadka Madaxtooyada JSL Md. Maxamed Xirsi Xasan (Digaale)
    15. Agaasimaha Gaadiidka Madaxtooyada JSL Md. Abshir Xasan Xaashi
    16. Agaasimaha Xafiiska Xidhidhka Golayaasha, siyaadda iyo xidhiidka dadweynaha, Md. Bashiir Cabdi Xariir iyo Dhamaan Shaqaalaha Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland.

    Dhammaan Masuuliyiintaasi Waxa ay Hambalyo Meher  u dirayaan

    Boqorka Muxiyadiin Sheekh Cabdiraxmaan (Tiyaabo)

    Iyo Boqoradda Muna C/Raxmaan X. Cali

    Oo 25/03/2013 Meherkoodu ka dhacay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeysa. Waxaanay leeyihiin Noqda kuwii aqal galkoodu soo deg-dego ee ubad khayr-qaba kala hela. AAMIIN……………AAMIIN………………AAMIIN