Kalmadaha uu maqalkooda jecel yahay iyo kuwa uu neceb yahay Madaxweyne Ahmed Siillaanyo

    0

    Cali Coomay
    Cali Coomay

     Kalmadaha uu maqalkooda jecel yahay.

    1)    Shirka jaraa’id ee bilaa su’aalaha ah.

    2)    M/weynihii ugu taariikhda wanaagsan s/land

    3)    Shirka london ictiraafku soo dhaweeyey

    4)    Adigaa ictiraaf keeni kara

    5)    Xisbigii kulmiye waa marlabaad waad iska sharaxi kartaa

    6)    Dadku waa wada kulmiye

    7)    Waraysiga T.V ga qaranka iyo idaacada Hargaysa

    8)    ingiriisku wuu ka noqday ka bixidii somaliland

    9)    Roogga cas ee madaarka loo dhigo markuu dhoofayo

    10) Wax mudaharaadi ma jiro

    11) Cabsidii waa la soo afjaray

     12) Dhagax dhig

    13) Siyaasad furfuran ayaad ciyaaraysaa

     14) Waaheen waxba may qorin

    16)  Boobe waxba muu qorin

    Kalmadaha uu maqalkooda neceb yahay.

    1.   Jaamac yare maxaa loo xidhi waayey?
    2.    Dalka ma wada maamushid
    3.    Gaboose ayaa ku dhaliilay.
    4.    UCID ayaa ku soo hadalqaaday.
    5.    shir aan lagugu casuumin ayaad tagtay.
    6.   cabsi badan ayaa jirta
    7.   shan sanoo dambe matalin kartid.
    8.    daahir riyaale ayaa kaaga fiican qadiyada somaliland.
    9.    muddo kordhin dambe lama aqbali karo.
    10.         shirar fadaraal ah ayaad kaqaybgashay.
    11.        shir London lama tegi karo
    12.         ugastiin mahiiga Somaliland qadiyadeeda ma ogola.
    13.         waaheen baa qortay.
    14.         maxamed xaashi ayaa shir jaraa’id qabtay
    15.         dawladaadu feedh ayey isla dhacdaa.

    Cali Cabdi Coomay

    Suxufi, qoraa ah.

    calicoomay@hotmail.com