Shaqaalaha Nationlink Somaliland Waxay Hambalyo u dirayaan Arooska Eng Yusuf C/raxmaan iyo Dayiba‏ Axmed

    0

    Eng Yusuf iyo Dayiba AxmedMustafe Cali Ducaale, Maareeyaha Guud

    Cali Cabdillaahi Wacays, Maamulka iyo Hawl-gelinta

    Cabdillaahi Cilmi Tiin, Lacaghayaha Guud

    Cabdi Axmed Maadey, Ā Madaxa Iibka

    Maxamuud X. Muuse, Madaxa Suuq-geynta

    Mukhtaar Maxamed Cali, Madaxa Xisaabaadka

    Eng Yahya Cali Obsiiye, Madaxa Farsamada

    Khadar Maxamed Shukri

    Ibraahin Yuusuf Shibiin

    Niciima Jaamac Siciid

    Hiba Xasan Yuusuf

    Fahiima Maxamed Xasan

    Hoodo Cabdi Yuusuf

    Eng Xuseen Jaamac x. Xasan

    Eng Xamze Macalin Aadan

    Eng Cabdirahim Cawil Faarax

    Eng Yusuf C/raxmaan samatar

    Eng C/casiis Axmed Cabdi

    Eng Mohamed Aadan Jaamac

    Eng Maxamed Xuseen Jaamac

    Eng Mukhtaar Xuseen Maxamed

    Eng Mowliid Cabdillaahi Magan

    Eng Cabdiraxiim Cabdilaahi Cilmi

     

    Iyo Dhamaan shaqaalaha Shirkadda Nationlink Somaliland Waxay Hambalyo iyo Bogaadin aan lasoo koobi karayn u dirayaan

    Eng Yuusuf Cabdiraxmaan Samater

    iyo Dayiba Axmed Yuusuf

    Oo 05/02/2013 Aqal-galkoodu ka dhacay Caasimada Hargeisa, waxaanay leeyihiin Guurkiina guur khayr, Guurkiina guri negi…wiil iyo caano ..gabadh iyo caano. Baaraka allahu Laka wa Baaraka Calayka Wa Jamaca Baynakumaa bilkhayr. Aamiin………Aamiin………Aamiin