Dhalasho Farxad Leh: Xoghaye Mawliid Weris iyo Sucaad M Gahayr

    0

    hambalyo dhalashoXaaji C.Kariin Xuseen Yuusuf, Suldaan Maxamed Suldaan C.Qaadir, Boqor Raabbi Yuusuf C.Laahi, Suldaan Aadan Faarax, C.Kariin Maxamed Iid, Xaaji Maxamed Ismaaciil Bidhaan, Khadar Maxamed Faarax, C.Raxmaan Axmed Xasan, Abshir Askar Maxamed, Khadar Cabdi Ibraahim, C.Raxmaan Guuleed Kaahin, Yaxye Biixi Kooshin, AxmedYaasiin C.Raxmaan Axmed.

    Dhammaan dadkaasi meel kasta oo ay joogaan waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Xogahayaha Fulinta Dawladda Hoose ee Hargeysa

    Mudane Mawliid Weris Cabdilaahi

                    iyo

    Marwo Sucaad Maxamuud Gahayr

    Oo maanta wiil ugu dhashay Gargaar Hospital ee Magaalada Hargeysa..Wiilkaas oo loo bixiyay C.Raxmaan Mawliid Weris C.Laahi…… waxa ay leeyihiin Ayeeyo, eddo iyo abti noqo kii dalkiisa, dadkiisa iyo diintiisa anfaca.

    Aamiin………………………….………………….…. Aamiin ………………………………………….……. Aamiin

    ————————————————————-

    Hooyo Aamina Axmed Weris, Hooyo Hodan Cabdi Cilmi, Siciid Maxamuud Gahayr,, Mahad Maxamuud Gahayr, Eng C.Qani Maxamuud Gahayr, Eng Khadar Maxamuud Gahayr, C.Shakuur Maxamuud Gahayr, Abuubakar Maxamuud Gahayr, Eng Rashiid Diiriye Faarax, Yuusuf Soofe Xirsi, Xasan Soofe Xirsi, Ibraahin Aw Muxumed Gahayr, Cumar Maxamuud Gahayr, Cismaan Maxamuud Gahayr.