AROOS WACAN: Cabdiraxmaan Cabdilaahi Sh. Yoonis iyo Sahra Ibrahim Maxamuud Carraale

    0

    Hambalyo AroosAabo Ibrahim Maxamuud Caraale, hooyo Kinsi Cumar Cabdi, Aamina Ibrahim Maxamuud Caraale, Xamda Ibrahim Maxamuud Caraale iyo saygeeda Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) iyo caruurtooda; Hanad, Filsan, iyo Liibaan; Xamse Ibrahim Maxamuud Caraale, Sabaax Ibrahim Maxamuud Caraale, Hibo Ibraahim Maxamuud Caraale, Yoonis Ibrahim Maxamuud Caraale; iyo dhamaan qoysaska reer Caraale iyo reer Maxamed Diiriye waxay tahniyad u dirayaan;

    Boqorka C/raxmaan Cabdillaahi Sheekh Yoonis iyo

    Boqorada Sahra Ibrahim Maxamuud Caraale

    oo arooskoodu ka dhacay magaalada Hargeysa 30.12.2012, waxayna leeyihiin Ilaahay guurkiina ha ka dhigo kii lagu nagaado, ee lagu nasto; iyo ubad khayr qaba, bashbash iyo barwaaqo.

    Aamin, Aamiin, Aamiin