Jaaliyadda Somaliland Ee Jeddah Waxay Hambalyo U Dirayaan Duqa Cusub Ee Caasimadda Iyo Badhasaabka Maroodijeex

    0

    hambalyo GuulJaaliyadda Somaliland ee magaalada Jeddah ee dalka Sucuudiga, waxay hambalyo iyo bogaadin  ay ku la dhantahay taageero u dirayaan. maayarka cusub ee golaha deegaanka Hargeysa doorteen 23rd  Dec, 2012 Eng. Yuusuf Warsame Siciid iyo badhasaabka gobolka Maroodijeex ee Mudane Axmed X.  Cabdillaahi (Xamarji).

    Waxannu ilaahay uga baryaynaa labadan masuul ee duqa caasimadda dalka iyo guddoomiyaha gobolka Maroodijeex ilaahay inuu u fududeeyo waajibaadka iyo masuuliyadda qaranka ee la saaray.

    Hambalyo!  Hambalyo! Hambalyo!

    1. Yaasiin Yuusuf  Dhuxulle
    2.  Caasha Cabdi Gaabuush
    3. Hassan Abdi Ahmed (Dalab)
    4. Hassan Abdi Mohamed (gacanlow)
    5. Yaxya Abdi Xildiid
    6. Mustafa Noor Ahmed
    7. Hassan Abdi Ahmed (Dalab)
    8. Hassan Abdi Mohamed (gacanlow)
    9. Yaxya Abdi Xildiid

    10. Mustafa Noor Ahmed

    11. Roda kamadare

    12. Aamina Haji Mahamoud (qoorgaab)

    13. Jamiila Haji Mahamood  (qoorgaab)

    14. Hodan Abdi Rahman

    15. Roda kamadare

    16. Aamina Haji Mahamoud (qoorgaab)

    17. Jamiila Haji Mahamood  (qoorgaab)

    18. Hodan Abdi Rahman

    Csu.saslubco@shell.com

     26th  Dec, 2012