(Radio SLpost) Dhegayso Khudbadda Madaxweyne Siilaanyo ka jeediyey Xafladda Furitaanka War-laliyaha cusub ee Radio Hargeysa

    0
    Madaxweyne Siilaanyo

    Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xadhigga ka jaray Baahinta War-lalista cusub ee Radio Hargeysa oo loo keenay qalab cusub oo suurto galinaya in adduunweynaha laga dhagaysto.

    Halkan ka dhegayso Khudbaddii Madaxweynuhu ka jeediyey Madashaas

    Madaxweyne Siilaanyo

     

    SOMALILANDPOST.NET

    webmaster@somalilandpost.net