Shiinaha iyo Maraykanka oo isku baacsanaya hanashada Billadaha Ciyaaraha Olympics-ka

    0

    Waddamada Shiinaha iyo Maraykanka ayaa ilaa hadda ku loolamaya hoggaanka billadaha laga urursaday ciyaaraha Olympics ee dalka UK ka socda. Shiinaha ayaa haysta 12 billadood oo 6 Dahab tahay, 4 qalin ah iyo 2 maar ah, halka Maraykanku ka helay 11 Billadood oo 3 ka mid ah Dahab yihiin 5 Qalin ah iyo saddexda Maar ah.

    Halkan ka Akhriso Liiska dalalka ugu horreeya hanashada Billadaha Ciyaaraha kala duwan ee Olympics

     

    No

    Waddanka

    Dahab

    Qalin

    Maar

    Total

    1

    People’s Republic of China

    6

    4

    2

    12

    2

    United States of America

    3

    5

    3

    11

    3

    Italy

    2

    3

    2

    7

    4

    Republic of Korea

    2

    1

    2

    5

    5

    France

    2

    1

    1

    4

    6

    DPR of Korea

    2

    0

    1

    3

    7

    Kazakhstan

    2

    0

    0

    2

    8

    Australia

    1

    1

    1

    3

    8

    Brazil

    1

    1

    1

    3

    8

    Hungary

    1

    1

    1

    3

    11

    Netherlands

    1

    1

    0

    2

    12

    Russian Federation

    1

    0

    3

    4

    13

    Georgia

    1

    0

    0

    1

    13

    South Africa

    1

    0

    0

    1

    15

    Japan

    0

    2

    3

    5

    16

    Great Britain

    0

    1

    1

    2

    17

    Colombia

    0

    1

    0

    1

    17

    Cuba

    0

    1

    0

    1

    17

    Poland

    0

    1

    0

    1

    17

    Romania

    0

    1

    0

    1

    17

    Taipei (Chinese Taipei)

    0

    1

    0

    1

    22

    Azerbaijan

    0

    0

    1

    1

    22

    Belgium

    0

    0

    1

    1

    22

    Canada

    0

    0

    1

    1

    22

    Republic of Moldova

    0

    0

    1

    1

    22

    Norway

    0

    0

    1

    1

    22

    Serbia

    0

    0

    1

    1

    22

    Slovakia

    0

    0

    1

    1

    22

    Ukraine

    0

    0

    1

    1

    22

    Uzbekistan

    0

    0

    1

    1