Dhammaan dadkani waxay hambalyo u dirayaan Meherka Yuusuf Cabdi Muuse iyo Raxma Cabdi Cali

    0

    Dhammaan dadkani waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Meherka Yuusuf Cabdi Muuse iyo Raxma Cabdi Cali

    1. Shiine Ibrahim Yuusuf & Xaaskisa

    2. Mahad Maxamed Cabdi & Xaaskiisa & Carurtiisa

    3. Xiis Maxamed Cabdi

    4. Cabdiraxmaan Badal Omer & Xaaskiisa

    5. Maxamed Isaag Adam

    6. Xamse Maxamed Biixi

    7. Maxamed Cali Xuseen & Xaaskiisa

    8. Cumar Cabdi Guleed

    9. Keyse Omer Xasan & Xaaskisa

    10. Dauud  Omer  Maxamuud

    11. Ismaciil Omer  Xasan Iyo Xaaskisa

    12. Abiib Cismaan Maxamuud & Xaaskisa

     

    Waxay Hanbalyo  Iyo Bogaadin Aan La Soo Kowi Karayn U Dirayaan Boqorka Iyo Boqorada

    Yuusuf Cabdi Muuse

    iyo

    Raxma Cabdi Cali

    Oo 3/06/2012 Meeherkadu ka Dhacay Hoteelka Maansoor Ee Magalda Hargeisa. Waxay leeyihiin Noqda Lammaanihii aqal-galkooda ku gaadha bash-bash iyo barwaaqo. Aamiin……Aamiin…..Aamiin