Wasaarada arimaha guduhu waxay qaadday go’aan geesinimo leh oo dadka iyo dalka lagu badbaadinayo

    0

    Waxaan hambalyo aad ubalaadhan usoo jedinayaa wasaarada arimaha gudaha goo aanka geeesinimada

    le ee aay ka qaateen dadka sida sharci darada ujooga wadanka kuwaas oo dhibaaato caafimaad iyo mid

    dhaqaalaba oo aad ubaaladhan ku hayay wadanka wax faa iida ahna aan ulahayn .

    Runtii markaanu maqalnay go’aanka ay xukuumadu ka qaadatay dadkan gaar ahaan dadka sida sharci

    darada ah uga yimaada wadanka aynu jaarka nahay ee Ethiopia waxaanu dareenay in dareen aanu

    uhaysanay in aanu anaga oo kaliyati dareensanayn ama shacabka oo qudhi dareensanayeen oo ahaa

    ina wadanku khatar ugu jiro in la inagala wareego waayo? Waxa hubaal ah hadii la cabiro meelaha qaar

    magaaladda dhexdeeda ay inagaga badnayeen dadkan soogalootiga ahi oo shaki kaagalayay meesha aad

    joogta halka ay tahay inaad joogto wadankaagiii hooyo ee Somaliland iyo inay tahay magaalo kamida

    wadanka Ethiopia kuwaas oo aad arkayso in ay uliitaan cafimaad ahaan oo ay dhibaato badan ku

    hayeen wadanka iyo dadkaba balse aanu imika ogaanay in xukumaduna nala dareensanayeen .

    Hadaba Goaanka ay qaaday wasaaradu ee looogaga saarayo wadanka dadka soo galootiga ah waxaanu

    lenahay waa goaan wax ku ool ah oo aydawlada iyo wasaaruduba ku talaab sadeen waxaanu leenahay

    waa wax la idiinka fadhiyay mar hore lakiin dhacday wakhtigeedii uun waanan idinku taageersanahay

    Hambalyaananu idinleenahayDhalinyarada hambalyadan diraaya:

    Abdiqadir hasan shaqale

    Faysal axmed hashi(hashi)

    Maxamed muuse maxamed (tiyo)

    Abdixakim yasiin c/lahi

    Abdinasir dahir jama

    a/wahab dayib muuse

    guuled a/rahman xuseen