Maxaa Maraykanka ka Hortaagan inuu Ku Biiro Dagaalka Ukraine, Sideese uu ugu biiri karaa?
Hargeysa (SLpost)- Ciidammada Ruushka ayaa Jiho walba ka weeraray Dalka Ukraine, xilliganna waxa ay gudaha u galeen caasimadda dalkaas ee Kiev. Ruushku waxa uu...
Somaliland oo Bogaadisay Mr Parfait Onanga oo loo magacaabay Ergayga Gaarka ah ee QM u Qaabilsan Midowga Afrika
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa ku bogaadisay xilka cusub ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u magacaabay Mr Parfait Onanga-Anyanga oo ilaa 2019-kii hayay...
Taiwan oo Nus Milyan Dollar kaga Qayb-qaadatay Gurmadka Abaaraha Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Dowladda Taiwan, ayaa Deeq Lacageed oo dhan $500,000 ku caawisay Somaliland oo xilligan la daalaa-dhacaysa xaalad abaareed oo baahsan. Safiirka Dowladda Taiwan u...
Taiwan oo Heegan Galisay Ciidankeeda iyo Shiinaha oo u jawaabay xilli xaaladda Ukraine Cirka isku shareertay
Taipei (SLpost)- Dowladda Shiinaha ayaa jawaab ka bixisay baaq ay Madaxweynaha Taiwan ugu jeedisay shacabkeeda inay heegan buuxa galaan, kaddib markii Ruushku aqoonsaday isla...
Mudane Soo bandhigay Doorka ay Tabayso Iib-geynta iyo Difaacista Qadiyadda Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Axmed Maxamed Maxamuud (Kaare) ayaa iftiimiyey gal-daloolo jirta oo ay tabayso iibgeynta iyo difaacista qadiyadda Aqoonsiga iyo Madaxbannaanida Somaliland. Xildhibaan Kaare oo...
Madaxweyneyaasha Somaliland iyo Djibouti oo Kulan Yeeshay Xilli ay jiraan Xaalado Siyaasadeed oo isa Soo taraya
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ka kooban Golihiisa Wasiirrada, ayaa Isniinta maanta Safar Shaqo ugu amba-baxay Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. Safarka...
Madaxweyne ku-xigeenka oo Daahfuray Barnaamij lagu Tijaabinayo Xaqiijinta Xogta Codbixiyaha oo la Casriyeeyey
Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne- ku-xigeenka c Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta daah-furay Barnaamij lagu tijaabinayo hannaanka lagu hubinayo Xogta cod-bixiyaha (Biometric voter...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

