Madaxweyne Muuse Biixi oo Qaabilay Taliyeyaasha Ciidammada Ethiopia iyo Jabuuti
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabilay wufuud kala duwan oo taliyeyaal ciidan u badan oo ka...
Madaxweynaha Somaliland iyo Wufuuddii ugu Miisaanka Cuslayd oo ka Qayb-galay Xuska 28-guurada Ciidanka Qaranka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo loo sameeyey...
Maraykanka oo Saldhig Milatari ka samaysanaya Somaliland
Nairobi (SLpost)- Xukuumada Somaliland ayaa markii ugu horaysay shaaca ka qaaday in ay danaynayso in dawlada Maraykanka Saldhig Milatari ka siiso Magaalo xeebeedka Berbera...
Magaalo Ku taalla Ingiriiska oo Halgan ugu jirta Aqoonsiga Somaliland
London (SLpost)- Warbixin lagu daabacay Wargeyska The Star oo kasoo baxa dalka Britain, ayaa daabacay warbixin uu si weyn ugu qaadaa dhigay qadiyadda aqoonsi...
Madaxweynaha Somaliland oo Ciidanka Qaranka ku hambalyeeyey Sannad-guurada 28aad oo Berri ku beegan
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa Ciidanka Qaranka ku hambaleeyey xuska sannad-guurada 28aad ee ka soo wareegtay markii la aasay ciidanka...
Arrimaha lagaga hadlay Kulan dhexmaray Guddiga Gurmadka Abaaraha iyo Ururrada Bulshada Rayidka ah ee Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Guddida gurmadka abaaraha heer qaran oo uu hoggaaminayo madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha guddida gurmadka abaaraha, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa...
Madaxweynaha Somaliland oo wareegto ku madax-baneeyey Kharashaadka Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegto uu maanta soo saaray ku madax-bannaaneeyey kharaashaadka xafiiska Imtixaanka Qaranka oo markii hore hoostagi...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

