Caalamka

spot_imgspot_img

Qorshe Maraykanku ka lahaa dagaalka Iiraan Oo Israa’iil Fashilisay

HARGEISA (SLpost)- Warbixin ay daabacday New York Times, ayaa lagu sheegay in qorshe ay Maraykanka iyo Israa’iil ku doonayeen in hoggaamiyihii Ruuxiga ahaa ee...

Shiinaha Iyo Ruushka Oo Awoodda Diidmada Qayaxan Ku Horjoogsaday Qaraar Ka Dhan Ah Iiraan Oo Golaha Ammaanka Loo Gudbiyey

Qaraarka oo ay dabada ka riixayaan Xulafada dalka Maraykanka, ayaa gebi ahaanba fashilmay markii ay dalalka Shiinaha iyo Ruushku awooddooda diidmada Qayaxan ku horjoogsadeen in la ansixiyo. Arrintan ayaa muujinaysa kala qaybsanaanta weyn ee siyaasadda caalamka, gaar ahaan arrinta Iiraan.

Dalalka Carabta oo $194 Bilyan Ku Waayey Dagaalka Iiraan

Dagaalka Maraykanka iyo Israa’iil ee ka dhanka Iran iyo saamaynta uu ku yeeshay guud ahaan Bariga Dhexe. ayaa raad-reeb xun ku yeeshay dalalka Carabta,...

Ruushka Oo sheegay in Dunidu qarka u saaran tahay Dagaalkii 3aad xilli Maraykanku Weji-gabax kala kulmay France iyo Italy

London (SLpost)- Waddanka Ruushka oo ka mid ah 5-ta Waddan ee Awoodda Diidmada Qayaxan ku leh Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa walaac ka...

Iran Oo Wiiqday Awooddii Militariga Maraykanka ee Bariga Dhexe iyo Cabsida Ka Dhalatay

Weerar loo adeegsaday gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn ayey Iran ku qaaday Saldhigga Milatariga ee Prince Sultan ee dalka Sacuudiga, waxaanay halkaas ku...

Dowladda Lubnaan Oo amartay in dammaanad 11 Milyan oo Dollar ah lagu sii daayo Hannibal Qadaafi

Hargeysa (SLpost)- Maxkamad ku taalla dalka Lubnaan ayaa amartay in dammaanad 11 Milyan oo Dollar ah lagu sii daayo Hannibal Qadaafi oo ah wiil...

“Weerar kasta oo lagu qaado Qatar waxa uu khatar ku yahay Ammaanka Maraykanka” – Madaxweyne Trump

Washington (SLpost)- Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa soo saaray amar fulin ah oo dalkiisu ku dammaanad qaadayo ammaanka waddanka Qatar, waxaana go'aankan ka mid...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img