Shirkadda Twitter oo Xayirtay Ciwaanka Xildhibaanka ugu saamaynta Badan Golaha Wakiillada Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Twitter-ka oo ka mid ah Shirkadaha bixiya adeegyada Warbaahinta Bulshada (Social Media), ayaa Xayirtay Ciwaankii uu ku lahaa Xildhibaan Maxamed Abiib...
Afgembigii Jabuuti oo Xogo laga Helay iyo Madaxweyne Geelle oo Runta looga Sheegay Somaliland
Afgembigii Jabuuti oo Xogo laga Helay iyo Madaxweyne Geelle oo Runta looga Sheegay Somaliland - Xeel-dheere Ismaaciil oo Ismaaciil Cumar Geelle ku baraarujiyey Kacdoonnada...
Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka oo abaal-marinno guddoonsiisay Shaqaale Hawl-karnimo iyo Hufnaan Muujiyey
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Somaliland, ayaa maanta munaasibad lagu maamuusay u qabatay shaqaalihii ugu wax-qabadka iyo shaqada wanaagsanaa sannadkii tagay. Munaasibadda lagu maamuusay...
Xukuumadda Somaliland oo Bilowday Hawl-gal Daawo iyo Nafaqeyn loogu Samaynayo 5 Milyan oo Xoolo ah
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa maanta Bilowday Hawl-gal Daaweyn iyo Nafaqeyn loogu samaynayo in ka badan Shan Milyan oo Xoolo, kaas oo laga fulin...
Dalka Tanzania oo Aqoonsaday Passport-ka Somaliland iyo Shuruudaha looga Baahan yahay Dadka u safraya
Hargeysa (SLpost)- Dalka Tanzania oo ka mid ah wadddamada Bariga Qaaradda Afrika, ayaa markii u horeysay oggolaaday in dalkooda lagu geli karo Passport-ka Somaliland,...
“Doqontu way qufacdaa, laakiin meesha laga raacay magarato” -.Cumar Axmed Cali
Murti Somaliyeed ayaa tidhaahda doqoni way qufacdaa, laakiin meesha laga raacay magarato. Waxaan uga jeedaa, maanta oo kale markay xaaladuhu sidan u cakirmaan, waxa loo...
Shirkadaha Isgaadhsiinta Somaliland oo Laysku Furay iyo Nuxurka Heshiis Dhexmaray
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada Somaliland, ayaa soo gebo-gabaysay heshiis suurto-galinayo inay isku furmaan isla markaana bulshadu iskula xidhiidhi karto telefoonnada shirkadaha Isgaadhsiinta...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

