Yearly Archives: 2022

spot_imgspot_img

Xisbiga Kulmiye Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Xisbiga Waddani Ka Sheegay Xeerka Wada-shaqaynta Somaliland iyo Maraykanka

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye, ayaa Jawaab ka bixiyey dhaliilo uu Xisbiga WADDANI dhawaan ka sheegay Sharciyad dowladda Maraykanku dhawaan soo...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Tabobar U Xidhay Bahda Garsoorka iyo hay’adaha Wada-shaqayntu Ka Dhaxayso

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna Guddoomiyaha Guddida Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland mudane Aadam Xaaji Cali Axmed, ayaa Khamiistii shalay tabobar muddo dhowr maalmood ah...

Xaaladda Siyaasadeed ee Somaliland ee Xilligan Oo Kefadda La Saaray

Xaaladda Siyaasadeed ee Somaliland ee Xilligan Oo Kefadda La Saaray https://youtu.be/hSCd61H_fQU

“Shidaal Baadhista Somaliland Waxay Socotay 12 Sanno, Soomaaliya Ma Joojin Karto” ~ Xukuumadda JSL

"Shidaal Baadhista Somaliland Waxay Socotay 12 Sanno, Soomaaliya Ma Joojin Karto" ~ Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Oo Si Adag uga dareen-celisay war-saxaafadeed ka soo...

Madaxweynaha Somaliland oo kormeeray Degmooyinka Caasimadda oo diiwaangelintu ka socoto

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ku gudo jira kormeer uu ugu kuurgelayo hannaanka ay diiwaangelinta cod-bixiyayaashu uga socoto degmooyinka...

Dad Loo Qab-Qabtay Dilalka Laascaanood iyo Xaaladihii U Dambeeyey Ee Xarunta Gobolka Sool

Dad Loo Qab-Qabtay Dilalka Laascaanood iyo Xaaladihii U Dambeeyey Ee Xarunta Gobolka Sool oo habeen hore lagu dilay Nin dhalinyaro ah oo si weyn...

“Heshiiska Somaliland Ee Dowladda Maraykanka Ka Soo Baxay Cadow Badan baa Ka Gadooday” ~ Madaxweyne Biixi

"Heshiiska Somaliland Ee Dowladda Maraykanka Ka Soo Baxay Cadow Badan baa Ka Gadooday" ~ Madaxweyne Biixi oo Diiwaangelinta, Doorashooyinka, Heshiiska Maraykanka, Dilalkii Laascaanood iyo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img