Golaha Wasiirrada Somaliland oo Yeeshay Shir aan ahayn iyo Arrimo Ka soo baxay
Hargeysa (SLpost)- Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa Maanta yeeshay Shir aan Caadi ahayn, kaasi oo lagu gorfeeyay hirgelinta Nidaamka E-Government (Somaliland E-government system) oo ah...
Djibouti: Madaxweynaha Somaliland oo ka Qayb-galay Aas Qaran oo loo sameeyey Maareeyihii Dekedaha Jabuuti
Djibouti (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta ka qayb-galay Aas qaran oo dalka Jabuuti loogu sameeyey...
Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo Daahfuray Tartan loo galayo laba Mashruuc oo Hay’adda Dhowrista Tayada looo fulinayo
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta soo bandhigay mashaariic kala duwan oo loo fulinayo hay'adaha dowladda, kuwaas oo ay u taramayaan...
Wasiir Maxamed Kaahin oo Xadhigga ka Jaray Xarunta Ciidanka Dab-demiska Gabiley
Gabiley (SLpost)- afti uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Maxamed Kaahin Axmed oo ay ka mid ahaayeen Wasiirka Hawlaha Guud iyo Wasiirka Isgaadhsiinta...
Xulidda Xubinta Komishanka ee Xisbiga Waddani Oo Laf Dhuun-gashay Ku Noqotay Gudoomiye Cirro+ Xaalada Siyaasadeed oo ay Ku Kicisay
Hargeysa (SLpost)- Maalmihii ugu danbeeyey waxa laga war-sugaayey xubinta Xisbiga Waddani usoo xulan-doono Komishanka cusub ee doorashooyinka oo dhamaan xubnihii kale la-soo xulay, balse...
Warbixin soo Faqday Musuq-maasuq Baahsan oo Ka Dhacay Laamaha Maaliyadda ee Soomaaliya
Muqdisho (SLpost)- Hanti-dhowraha guud ee Soomaaliya ayaa soo saaray Warbixin sanadeed ku saabsan baadhitaan ay ku sameeyeen Hay’adaha maaliyadda dowladda ee dalkaas. War-bixinta ayaa lagu...
Dhaxalka Buugga Haaneed – Qaybta 2aad
Gabayga aad ka akhrisato buuggani waxa uu kuu gudbin doonaa maanso, maansaduna geeraar, geeraarkuna hees hawleedyo iyo halo kaloo badan oon halkan lagu soo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

