Yearly Archives: 2019

spot_imgspot_img

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Shaaciyey Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Dhibaatooyinka Gudniinka Gabdhaha

  Hargeysa (SLpost)- Guddigan oo marka la soo koobo la yidhaahdo Somaliland Religious Leaders National Strategic Advisory Group, ayaa si toos ah u hoos iman...

Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Oo Dhagax-dhigay Dhismaha Waddo Isku Xidhaysa Wadaamo-Goo iyo Buuhoodle

  Wadaamo-goo (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdillaahi Abokor Cismaan, ayaa si rasmi ah u dhagax-dhigay waddadu isku...

Xukuumadda Somaliland oo Guddi Culimo ah u Saartay La-dagaalanka Gudniinka Fircooniga ah iyo magacyadooda

  Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Diinta iyo Aw-Qaafta Somaliland ayaa ku dhawaaqday Magacyada Guddi Culimo ah oo loo Xil-saaray ka-talo-bixinta iyo isku soo dubba-ridka Qorshe loogu...

“Haddii Aynu Habeenkii Kala Faqno, Aroortii Inaga Oo Is Khilaafsan Baynu Isu Imanaynaa” – Madaxweyne Biixi

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacbiga ugu baaqay inay ka xoroobaan isla markaana meel isaga tiiriyaan aafada Qabyaaladda oo uu...

Madaxweyne Muuse Biixi oo Hambalyo Diray

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu curashada Sannadka Cusub ee miilaadiga 2020-ka awgeed, sannadka Hijriga 1441-ka kuna beegan Arbacada 01/01/2020-ka...

Ujeeddada Dacwad Xukuumadda Somaliland ka Gudbinayso Xisbiyada UCID iyo WADDANI

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha guud, Maayarka Hargeysa iyo Taliyaha Ciidammada Asluubta ayaa sheegay inay Dacwad ka gudbinayaan Masuuliyiin ka mid ah Xisbiyada Mucaaradka...

Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Dhismeyaal Cusub Oo Lagu Kordhiyey Xarunta Guud Ee Ciidanka Dab-demiska (SAWIRRO)

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray dhismeyaal cusub oo loo bineeyey ciidanka dab-damiska Somaliland, kuwaas oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img