Yearly Archives: 2019

spot_imgspot_img

“Xukuumadda Muuse Biixi way farogelin ku haysaa taladii iyo midnimadii Beesha” – Wax-garadka beesha Galbeedka Burco

Hargeysa (slpst)- Wax-garad, odayaal iyo cuqaal ka soo jeeda beesha galbeedka Burco oo maanta kulan ku yeeshay magaaladaas, ayaa ku eedeyey madaxweynaha somaliland Muuse...

Taliska Guud ee Ciidanka Booliska oo u Jawaabay Abwaan Laabsaalax

Hargeysa (SLpost)- Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixiyey hawl-gallo ay xalay ka fuliyeen magaalada Hargeysa, kuwaas oo ay ku soo...

Hargeysa: Maxkamad XAYIRAAD ku soo rogtay Huteelka Beerta Libaaxyada iyo Sababta ka dambeysa

Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Gobolka Maroodijeex, ayaa xayiraad saartay Hoteelka Beerta Libaaxyada oo ka mid ah goobaha lagu caweeyo ee magaalada Hargeysa. Maxkamadda gobolka Maroodijeex waxa...

Nuxurka go’aamo ka soo baxay kulan mar kale dhexmaray Xisbiyada Siyaasadda Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Xisbiyada Siyaasadda ee Somaliland, ayaa maanta mar kale kulan ka yeeshay qabsoomidda doorashooyinka Goleyaasha Wakiillada iyo deegaanka oo loo muddeeyey sannakan gudihiisa. DAAWO...

Faysal Cali Waraabe: ‘Hargeysa ayaanu ku marti-qaadaynaa Erayga Qaramada Midoobay’

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee UCID, ayaa shaaca ka qaaday inay soo dhawaynayaan isla markaana magaalada Hargeysa ku marti-qaadayaan Ergayga Qaramada Midoobay...

Madaxweynaha Somaliland Oo  Daah-Furay Ololaha Qaranka Ee Dhiig Bixinta

Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somailland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta Daah-furay Ololaha Qaranka ee dhiig bixinta oo qasriga Madaxtooyada Somaliland lagu qabtay. Waxaana ugu horayn halkaasi...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img