Yearly Archives: 2019

spot_imgspot_img

Hoggaanka Kulmiye oo Ka Hadlay Xubno Xisbigooda ka tirsan oo ka Qayb-galay Caleemo-saarkii Madaxweynaha Jubaland

  Hargeysa (SLpost)- Xisbiga talada dalka hoggaamiya ee Kulmiye, ayaa sheegay inay tallaabo ka qaadayaan xubno ka tirsan xisbigooda oo ka Qayb-galay xafladdii Caleemo-saarka ee...

Guddiga Qandaraasyada oo Shaaciyey Magacyada Laba Shirkadood oo ku guulaystay Fulinta Mashaariic loo tartamay

  Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyey magacyada shirkadaha ku guulaystay tartan loo galay Mashaariic loo fulinayo...

Somaliland: Ciidanka Ilaalada Xeebaha oo Qabtay 20 Doonyood Sifo Sharci-darro ah ku kalluumaysanayey

  Saylac (SLpost)- Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Maareeyaha dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdilaahi iyo Taliyaha Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland Sareye Guuto Maxamed Xuseen Xiirane...

Shirkadda MSG oo Tartan u Qabatay 100-kun oo Macaamiisheeda ah iyo Abaal-marinno lagu Guulaystay

Hargeysa (SLpost)- Masuuliyiin dawladda ka tirsan iyo marti sharaf kale oo shacab ah ayaa ka qaybgalay munaasibad shirkadda MSG ay abaal-marino ku guddoonsiisay dad...

Dhaxalka Buugga Haaneed – Qaybta 3aad

  Ma dhammaystiri karo maansooyinka i soo jiitay ee dhiganahan ku jiro sidoo kale waxaa ka mid ah; Maansada “Guur”. Maansadani waxay ka mid tahay...

DOODAHA DANYARTA IYO DUGSIYADA GAARKA AH – Q.1aad ~ Qalinka Axmed Cismaan Batuun

Waa qormadii koobaad ee taxane faaqidi doona kaalinta aqoon barashada gaarka loo leeyahay ku leedahay tacliinta dalka taasoo jihooyin kala duwan mari doonta. Aynu ku...

Maxaa ka jira in dowladda Itoobiya Beddeshay Danjirihii u joogay Somaliland?

  Hargeysa (SLpost)- Dawladda Itoobiya ayaa la sheegay inay bedeshay safiirkii u joogay caasimadda Somaliland ee Hageysa danjire Shamsudiin Axmed Rooble. Ma jiro war rasmi ah...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img