Hargeysa: Dugsiga Gacmo-dheere oo kedis-aqooneed u qabtay Ardayda fasalka 8aad iyo Masuuliyiin ka Qayb-galay
Hargeysa (SLpost)- Guddoonka Waxbarashada Gobolka Maroodi-jeex ayaa ka qaybgalay munaasibad kedis-aqooneed loogu qabtay Ardayda Dugsiga hoose dhexe ee Gacmo-dheere ee Magaalada Hargeysa, taasoo ka...
Somaliland oo markii u horeysay lagu Qabtay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Boosaha ee Adduunka
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Isgaadhsiinta, Tiknoolajiyadda iyo Boosaha ee Somaliland, ayaa maanta markii ugu horeysa dalka ku qabatay Xuska Caalamiga ah ee Maalinta Boosaha adduunka...
Madaxweynaha Somaliland oo Qaabilay Safiirka Midowga Yurub iyo Arrimo laga wada-hadlay
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Arrimaha Soomaalida Amba Nicolas Berlanga oo...
Madaxweyne Biixi oo sheegay inuu Somaliland uga faa’idaynayo Marinka Istaraatajiyadeed ee ay ku taallo
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in qorsheyaasha Wax-qabad ee xukuumaddiisa muhiimadda ugu weyn saarayso ay ka mid tahay...
Facebook Expands its Third-Party Fact-Checking Programme to 10 Countries across Sub-Saharan Africa
Joining third-party fact-checking programmes in Kenya, Nigeria, South Africa, Cameroon and Senegal, Facebook (https://www.Facebook.com/) today announced the expansion of its Third-Party Fact-Checking programme to...
Somaliland oo markii u horeysay lagu qabanayo Shirweyne lagu soo Bandhigayo Adeegyada Caafimaadka iyo Cidda ka Qayb-galaysa
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Somaliland Md Cumar Cali Cabdilaahi Bade, ayaa maanta shaaca ka qaaday inay dhawaan qabanayaan Shirweyne Qaran oo...
Maamulihii Dekedda Djibouti oo Geeriyooday iyo Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Dhiggiisa Dalkaas
Hargeysa (SLpost)- Magaalada Paris ee Caasimadda Dalka Faransiiska, waxa maanta ku geeriyooday Allah haw naxariistee Maamulihii Dekedaha Jabuuti Marxuum Sacad Cumar Geelle oo dhowaan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

