HomeGuddiga Qandaraasyada Qaranka oo Daahfuray Tartan loo galayo laba Mashruuc oo Hay'adda...

Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo Daahfuray Tartan loo galayo laba Mashruuc oo Hay’adda Dhowrista Tayada looo fulinayo

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta soo bandhigay mashaariic kala duwan oo loo fulinayo hay’adaha dowladda, kuwaas oo ay u taramayaan shirkado waddani ah.

Mashaariicda Guddigu soo bandhigtay oo loo fulinayo hay’adda Dhowrista Tayada, ayaa ka kooban Dhisme cusub oo loo dhisayo iyo Dhismaha Shaybaadh heer Caalami ah oo hay’adda loo dhisayo, kaas oo ay ku kacayso lacag boqolaal kun oo Dollar ah.

Kulanka Qandaraasyada lagu shaaciyey oo ku qabsoomay Xarunta Guddiga, waxa goob-joog ka ahaa Guddoomiyaha Guddiga Qandaraasyada oo ay weheliyaan xubno ka tirsan Guddiga, Guddoomiyaha Hay’adda Dhowrista Tayada iyo Shirkadaha Waddaniga ah ee ka qayb-qaadanaya tartanka labada Mashruuc.

Waxa madasha ka hadlay Guddoomiyaha Guddiga Qandaraasyada Mr Nuux Maxamed Xuseen, Guddoomiyaha hay’adda Dhowrista Tayada, Agaasimaha Guud ee Guddiga Qandaraasyada, xubno ka tirsan Guddiga iyo xubno ku hadlay magacyada shirkadaha tartanka ka qayb-qaadanaya.

Haddaba, faahfaahinta Warkan oo dhammeystiran kaga Bogo Muuqaalka Hoose

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories