Maalinta Qarannimada Jam. Somaliland 18-ka May & SHANTA QAARADOOD
Mahad oo dhammi waxay u sugnaatay Rabbigeenna Weyn ee inaga dhigay dad Muslim ah ee weliba inaga dhaliyey ummadda aynu nahay ee Jam. Somaliland....
Shirqoolka ‘Milinium’-ka: Ma khiyaamo Qaran baa? Ma khilaaf dhexdeennaa? Mise Waa Khal-khalin? – Qormada 2aad
Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale- cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com Waxa kale oo aan xusuustaa beryihii ay Cawil iyo Baashe soo af-duubeen dayuuraddii Somali Airlines ee Addis-Ababa la soo...
DAAWO MUUQAAL laga duubay Meydadka Tahriibayaal Somali iyo Eritrean isugu jira oo Badda Hoosteeda ku jira iyo Tirada Muhaajiriinta todobaadkii u dambeeyey ku geeriyooday...
Rome (SLpost)- Waxa ay ahayd bishii sagaalaad ee Sannadkii hore oo Xeebaha dalka Talyaaniga gaar ahaan Jasiirrada Lampedusa, ay ku qaraq-meen tahriibayaal isugu jiray...
Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID oo Kulan la Qaatay Saraakiil Sar-sare oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Australia iyo Nuxurka Waxyaabaha ay ka wada-hadleen
Sydney (SLpost)- Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka, Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo socdaal ku jooga dalka Ustareeliya, ayaa maalintii shalay kulan kula...
Xukuumadda Somaliland oo markii u horreysay ka hadashay Qaabkii Odayaal-dhaqameedka Soomaaliya ku yimaaddeen Dalka iyo Aragtida uga soo baxday
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa markii u horeysay ka hadashay Nidaamkii ay odayaasha Dhaqanka ee Soomaaliya ku yimaaddeen Somaliland iyo aragtida xukuumad ahaan uga...
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Odayaasha Dhaqanka maxay iska yidhaahdeen Madax-dhaqameedkooda Somaliland ku sugan iyo Natiijada Kooxda Muqdisho ku laabtay?
Hargeysa (SLpost)- Golaha Odayaasha Dhaqanka Soomaaliya ee soo dhisay dawladda Federaalka ah, ayaa la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya, waxaanu kulankoodu ku soo beegmay ka dib...
MAR KALE IYO FALAQEYNTA 26-KA WASIIR EE XUKUUMADDA SIILAANYO: Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada
Samsam Cabdi Aadan, Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare: Waxa ay ka mid tahay haweenka aqoonyahanka ah ee reer Somaliland. Ka hor intii aan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

