Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo ka Wer-wersan Isku-dhac Milatari oo dhexmara Somaliland iyo Soomaaliya
New York (SLpost)- Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay Ban Ki-moon, ayaa werwer ka muujiyey halista iska-horimaad dhinaca Xuduudaha ah oo dhexmara Somaliland iyo Somaliya,...
Madaxweynaha Somaliland oo Xafiiskiisa ku Qaabilay maayarka Degmada Southwark ee magaalada London
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Maayarka Degmada Southwark ee Badhtamaha magaalada London, Councilor Abdul Mohamed oo...
“Wasiirradan ha naloo Maxkamadeeyo gef bay naga galeen, dalka Somaliland-na gef bay ka galeen” – Madax-dhaqameedka iyo Odayaasha Sanaag
Ceerigaabo (SLpost)- Wasiirrada Wasaaradaha Macdanta iyo Kalluumaysiga Eng Xuseen Cabdi Ducaale iyo Md Cali Jaamac Buureed, ayaa lagu eedeyey inay sifo sharciga baalmarsan Macdanaha...
Aqoonsiga Miyaa La Raadiyaa, Mise Waa La Kasbadaa?
In kasta oo aqoonsi yahaya garasho ama garwaaqsasho, khuseeyana xaalad , iyo in dadku sida ay u kala maskax badanyihiin, indheer garadsanyihiin, xogogaalsanyihiin wax...
Buuhoodle: Khasaaraha ka dhashay Shaqaaqo Labada Beelood dhex-martay, Malleeshiyo beeleedkii dagaalamay oo Isu-xamaan urursanaya iyo Cabsi laga qabo Colaado deegaankaas mar kale ka dillaaca
Buuhoodle (SLpost)- Inta la ogyahay Laba qof ayaa ku dhintay, mid kalena dhaawac ayaa ka soo gaadhay iska-horimaad maanta laba beelood ku dhexmaray deegaanka...
Madaxweynaha Somaliland oo Dawladda iyo Shacabka Turkiga ka tacsiyeeyay Geerida 270 Qof oo God Macdanta laga Qodo ku Shuf-beelay
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa dawladda iyo shacbiga dalka Turkiga ka tacsiyadeeyay khasaarihii balaadhnaa ee ka dhashay godad macdanta...
Wasiirka Madaxtooyada iyo Wefti uu hoggaaminayo oo gaadhay dalka Maraykanka
Washington (SLpost)- Weftigii uu hoggaaminayo Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland, Mudane Xirsi Cali Xaji Xasan oo ay xubno ka yihiin Guddoomiye ku-xigeenka koobaad ee Golaha wakiilada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

