“Dawladda Somaliland baan kala hadalnay in arrintaas (TALEEX) la dejiyo..Waxaan aaminsanahay dawladda Soomaaliya inay ku guulaysatay arrintaas” – Madaxweynaha Somalia
Muqdisho (SLpost)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay inuu wadahadal la sameeyey dawladda Somaliland iyo Maamul-goboleedka Soomaaliya ee Puntland, isla markaana uu kala...
Dadka foqorada ah oo dalka Sudan kusoo kordhaya
Sundan (SLPOST) Bangiga adduunka ayaa warbixin cusub oo uu soo saaray waxaa uu ku sheegay in dalka Sudan dad badan oo ku nool ay...
Maamul-goboleedka Puntland oo sheegay inaanu jirin wada-hadal Dhexmaray Madaxweynahooda iyo Wasiirro Somaliland ah
Garowe (SLpost)- Maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland, ayaa sheegay inaanay jirin wax wada hadal oo dawladda Somaliland ku dhex-maray magaalada Addis Ababa ee dalka...
Wasiirro iyo Ciidamo tiro badan oo Gurmad ku gaadhay magaalada Tog-wajaale rabshado dhimasho iyo dhaawac sababay maanta ka dhaceen (SAWIRRO)
Tog-wajaale (SLpost)- Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo ay weheliyaan saraakiil ka tirsan ciidanka Ammaanka, ayaa maanta gaadhay magaalada Tog-wajaale ee gobolka Gabiley oo...
Madal-sharafeed Kulmisey Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale iyo Hoggaanka Sare ee Xisbiga UCID
Hargeysa (SLpost)- Kulan Casho-sharaf ah oo ay soo qaban-qaabiyeen Jaaliyadda Somaliland ee magaalada Dubai ee dalka UAE, ayaa kulmisay siyaasiyiin miisaan culus ku leh...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

