Monthly Archives: May, 2014

spot_imgspot_img

Wasiirka Caafimaadka oo Caasimadda ku soo laabtay, kana war-bixiyey Waxyaabaha uga qabsoomay socdaal ku galaa-bixiyey Gobolka Buuhoodle

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise (Xagla-toosiye) oo todobaadyadii u dambeeyey socdaal ku marayey gobolka Buuhoodle oo uu Mashaariic kala duwan...

Somaliland oo Saacado ka dib buuxinaysa mid ka mida qodobbada ay Indha caalamka ku kasbanayso

Axadda Berri oo ay bishan May tahay 18 sannadka 2014-ka, waxay ku beegan tahay 23-guurada ka soo wareegtay markii ay Somaliland ku dhawaaqday gooni-isu-taaggeeda,...

Muujinta Dareenka Iyo Aragtida Xorta Ah? Muxuu Se Yahay Xayndaabkeeda Sharci? – W/Q: Garyaqaan Maxamad Axmed Cabdi Bacaluul

Tibaaxda “Xorriyatul qawl” oo ah mid aynu kasoo amaahanay afka carabiga,balse noqotay eray-bixin sideeda ku soomaaliyowday,isla markaana macnaheeda iyo nuxurkeedaba badanaaba aynu si isula...

Shirqoolka ‘Milinium’-ka: Ma khiyaamo Qaran baa? Ma khilaaf dhexdeennaa? Mise Waa Khal-khalin? – Q.3aad

Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale- cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.co Warqad soo gudbin Go’aan Baarlamaan ah,Tix-raaceedu ahaa: JSL/GB/10/2003, kuna taariikhaysnaa: 12/10/2003, waxa ku qornaa Go’aammada hoos ku taxan oo...

Mid ka mida Xisbiyada dalka Finland oo dawladdooda u gudbiyey Dalab ah inay Aqoonsato Madax-bannaanida Somaliland

Helsinki (SLpost)- Guddoomiye Ku-xigeenka Xisbiga Biddixda ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Finland Marwo Kaisa Pekonen Aino, ayaa u soo jeedisay Xukuumadda dalkeedu inay aqoonsato...

Wasiirka Madaxtooyada oo Jawaab uu ka bixiyo u Waayey Sababaha aan Dacwadaha War-baahinta loogu Isticmaalin Xeerka Saxaafadda Somaliland

Washington (SLpost)- Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa su’aal geliyey sababta maxkamadahu ugu dhaqmi waayeen xeerka dhaqan-galka ah ee saxaafadda...

DAAWO: Magaalada Sydney ee Australia oo Xalay laga Xusay Munaasibadda 18-ka May iyo Wacdarihii lagu soo bandhigay Madal laysugu yimi

Sydney (SLpost)- Magaalada Sydney ee Caasimadda dalka Australia, waxa xalay laga Xusay munaasibadda 18-ka May ee  23-guurada Maalinta Qaranimada Somaliland, iyada oo noqonaysaa Meeshii...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img