Monthly Archives: November, 2012

spot_imgspot_img

SHEEKO KALE KEEN: Tuke iyo Xuur – W/Q: Prof. Cabdisalaam Yaasiin

Tuke ayaa wuxu ku hinaasay xuurta baalka cad leh. Wuxu jeclaystay inuu bedelo baalkiisa madow oo baal cad yeesho. Markii xuurtii u fiirsady, ayaa...

Magacaabistii, Melafsigii Iyo Xil Ka Maroojintii Boobe: Saddex aan wada socon ~ Qormadii 27aad

Qormadeenii 25aad ee shalay waxaynu ku soo aragnay siyaabihii kala duwanaa ee ay masuuliyiinta iyo hawlwadeenada wasaarada warfaafintu u arkayeen ama u dareemeen baadhistii Hantidhawrku ka bilaabay wasaaradda warfaafinta 30/07/2012-ka. Ayaa maantana waxa aynu si gaar ah qormadeenan ugu eegaynaa waxyaabihii kala duwanaa ee baadhistaa ka soo baxay iyo weliba noocyadii musuq maasuqa iyo hanti lunsiga ahaa ee ay kashiftay baadhistii Hantidhawrku in ay wasaaraddaas ka jireen, kuwaas oo aynu qaarkood farta ku fiiqi doono.

Musharax Hanad Xaashi Axmed Iyo Taageerayaashiisa Oo Si Weyn Uga Dhex Muuqday Maalintii Ololaha KULMIYE

Hargeysa (SLpost)- Musharax Hanad Xaashi Axmed Caydiid Oo Ka mida Murashixiinta Xisbiga Kulmiye Uga sharaxan Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa Iyo Taageerayaashiisa Ayaa maanta si...

Golaha Deegaanka Cusubi Waxa Uu Leeyahay Sifaalaha Ninkii Maqasha Daayacay Ee Geela Loo Diray – W/Q: C/raxmaan Colaad

Bina-aadamku tariikhda waxay ka dhaxlaan in lasaxo wixii shalay qaldamay taa haddii lawaayo waxa muuqata in ay jirto astaamihii dibu dhaca. shacabka Somaliland waxay...

Xisbiga KULMIYE oo Ololihii ugu Cududda ballaadhneydnaa ku soo Gunaanaday meertadiisa Afraad

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Talladda haya ee Kulmiye ayaa maanta soo gebagebeeyey ololahiisii Doorashada iyadoo lagu jiro wareegii u dambeeyey ee ololaha xisbiyada iyo ururada...

Mulkiilaha Chelsea oo Shaqada ka Caydhiyey Tabobare Di Matio iyo Macalimiinta u Sharraxan inay Beddelaan (SAWIRRO)

Mulkiilaha Kooxda Chelsea, Roman Abramovich ayaa saaka subaxnimadii cawda u jaray tababare Roberto Di Matteo ka dib guul-darrooyin aan la Qaadan Karin oo si is-dabajoog ah kooxdu la deristay kulamadii u dambeeyey.

Maxaa Looga baahan yahay Commissionka Doorashooyinka iyo Police-ka Somaliland si aanay rabshado iyo khiyaamo u dhicin? – W/Q: Ali Dhimbil

Commission-ku doorashada Somaliland wakhti badan buu haystey, haday dadka register garayn lahaayeen amaba aay dadka foodaya ID ugu samayn lahaayeen, ilaa intii xukuumadani jirtey. Wadan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img