HomeSHEEKO KALE KEEN: Tuke iyo Xuur – W/Q: Prof. Cabdisalaam Yaasiin

SHEEKO KALE KEEN: Tuke iyo Xuur – W/Q: Prof. Cabdisalaam Yaasiin

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...
blank
Cabdisalaan Yaasiin

Tuke ayaa wuxu ku hinaasay xuurta baalka cad leh. Wuxu jeclaystay inuu bedelo baalkiisa madow oo baal cad yeesho. Markii xuurtii u fiirsady, ayaa waxay la noqotay inay biyahan ay  xuurto ku nooshahay ee mar walba ku jirto baalkeeda cadeeyay.

Ka dib markii ay sababti sidaa ugu muuqatay, ayaa wuxu tukihi goostay inuu dhirtan uu saaranyahay guudkeeda ka soo dego oo, sida xuurtana, biyaha ku noolaado si uu baalkiisu u cadaado. Dhirtii ayuu ka caagay; oo wuxu u go’ay webiyada iyo harooyinka.

Hadh iyo habeenba biyihii ayuu ku jiraa si uu baalkiisa madoobi u cadaado. Wuxu ogaaday inaanu qaadhaabkii oo dhirta guudkeeda iyo dhulka ka heli jiray biyaha ka helayn. Hase yeeshee, wuxu is tusay inuu muddo gaajada u adkaysto si uu u cadaado.

Haddii uu muddo ku jiray biyihii, gaajona ku raagtay oo taag dareeyay, ayuu baalkiisii eegay. Wuxu arkay inuu weli  madowyahay oo aan waxba iska bedelin. Markaasuu ogaaday in madowgu dhalanyahay oo aan biyuhu caddaynayn. Goor dambe ayuu se wax gartay. Markuu is yidhi duul oo dhirtaadii ku noqo ayuu duuli kari waayay; iyada oo ay isugu darsameen baalkii oo ka qoyay iyo gaajo. Biyaha dhexdoodiina wuu ku le’day!!!

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories