HomeMusharax Hanad Xaashi Axmed Iyo Taageerayaashiisa Oo Si Weyn Uga Dhex Muuqday...

Musharax Hanad Xaashi Axmed Iyo Taageerayaashiisa Oo Si Weyn Uga Dhex Muuqday Maalintii Ololaha KULMIYE

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Musharax Hanad Xaashi Axmed Caydiid Oo Ka mida Murashixiinta Xisbiga Kulmiye Uga sharaxan Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa Iyo Taageerayaashiisa Ayaa maanta si Layaab leh uga qayb qaatay Ololihii Xisbiga Kulmiye.

Taageerayaal Aad U tiro Badan oo lulayey Oo Astaanta Xisbiga KULMIYE iyo Sawirada Musharax Hanad Xaashi Axmed Caydiid oo adeeganayey Gaadiid tiro badan ayaa saaka Damaashaad ka Bilaabay Jidadka waaweyn ee Ee Caasimada Hargeysa, iyaga oo markii dambena isugu Soo Biyo Shubtay fagaaraha Beerta Xoriyada Hargeysa oo uu ka socda Dabaal Dagii weynaa ee dhamaan Musharixiinta Xisbiga KULMIYE.

blankMusharax Hanad Xaashi Axmed Caydiid Oo ka hadlay Xarunta Beerta Xoriyada ayaa Khudbad kooban u jeediyey Taageerayaashiisa isaga oo Ugu Baaqay In Hadii Ay Codkooda Siiyaan Uu Wax Ka Qaban Doono Adeegyada ay Dawlada Hoose u qabato Dadka ku dhaqan Caasimada Hargeysa.

Hadaladiisiina waxa ka mid ahaa “ Dadweynaha Reer Hargeysow hadii aad ii Codaysaan waxaan wax weyn ka qaban doonaa Adeegyada aas-aasasiga ah ee Caasimada , waxa horumarin doonaa Shaqada ay qabato Dawlada Hoose ee Hargeysa, Codkiina ugu hiiliya Hargeysa, ana waxaan iga balan ah inaan Masaxdayda , Muruqayga, iyo naftayda u hurindoono Harumarinta Caasimada Hargerysa, Namberkayga Codaynuna waa 317.” Ayuu yidhi Murashax Hanad Xaashi.

Ka dib markii ay dhamaatay Munaasibadii Beerta Xoriyadu ayey Musharax Hanad Xaashi Axmed Caydiid Iyo taaageerayaashiisu dib u bilaabeen Damaashaadkii iyo dabaal degyadii ay ku muujinayeen Cududooda taageero ee ay ku leeyihiin Magaalo madaxda Somaliland ee Hargeysa, iyada oo dabaal degyadaasina ay si Nabada ugu dhamaadeen.

Somalilandpost.net

Hargeysa News Desk

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories