Guddida Doorashooyinka oo sheegay inay Bilaabeen Ambo-bixinta Agabka doorashooyinka
Hargeysa (SLpost)- Afhayeenka Komishanka Doorashooyinka Somaliland Maxamed Axmed Xirsi Geelle ayaa maanta shaaca ka qaaday inay bilaabeen ambo bixinta agabkii doorashada si loo gaadhsiiyo...
Taageerayaasha WADDANI oo wareegga Afaraad ee Ololaha ku soo khatimay Cudud taageero oo Ugub ah
Hargeysa (SLpost)- Taageerayaasha Urur siyaasadeedka Waddani ee Magaaladda Hargeysa, ayaa maanta Fagaaraha beerta xoriyadda ku soo bandhigay cudud iyo taageero oo aan la qarin...
Gantaal: Gabay Ku Xardhan Halgankii Qaran ee SNM Hormoodka Ka Ahayd!
Hordhac: Gabaygan Gantaal waxa tiriyay Abwaanka Weyn ee Maxamed Jaamac Cabdi (Gaax-nuug) isaga oo jooga Jabuuti, taariikhdu markii ay ahayd 21/10/1984 kii, maalintaas oo ahayd...
Natiijada Kulan Kootada Haweenka ee Goleyaasha Qaranka loogu Shukaaminayo Labada Aqal ee Baarlamanka
Hargeysa (SLpost)- Shir-hawleed socday muddo labo maalmood ah kuna saabsan sidii labada gole ee Baarlamaanka Somaliland looga dhaadhicin lahaa inay haween-weynaha Somaliland goleyaasha qaranka...
Taageerayaasha Murashax Ilyaas aw-Xuseen Jaamac oo Wacdaro ka muujiyey Isu-Soo-baxii Maanta ee Beerta Xoriyadda
Hargeysa (SLpost)- Iyada oo ay maanta ku ekayd wareeggii ugu dambeeyey ee ololaha doorashada Goleyaasha deegaanka ee urur-siyaasadeedka DALSAN oo taageerayaashiisu si weyn isugu...
Madaxweyne Siilaanyo oo Guul Qaranimada u Hiilinaysa ku tilmaamay Doorashada Deegaanka oo Si wanaagsan u Qabsoonta
Madaxweynaha oo La Kulmay Ururrada Bulshada Rayidka ah
Gabiley: Machadka Faafinta Islaamka oo Ardayda Dugsiga New Gabiley Muxaadiro diini ah u qabtay
Gabiley (SLpost)- Machadka Faafinta Islaamka ayaa muxaadiro diini ah u qabtay Ardayda Dugsiga Hoose dhexe ee New gabiley ee Magaalada Gabilye. Kulankaas oo ka dhacay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

