Monthly Archives: November, 2012

spot_imgspot_img

Way Qalin-jabisay, Se Ma Qoomamo La’a! – Qalinkii Cabdifataax Sh Nuux

Qiyaas ahaan  waxay madaxa la galaysaa gugii 22-aad, waxay ku labisantahay dharkii qalin jabinta, waxoogaa murugo aan badnayn ayaa wajigeeda ma muuqda, hadaadse u...

Magacaabistii, Melafsigii Iyo Xil Ka Maroojintii Boobe: Saddex aan wada socon ~ Qormadii 11aad

Qormadii 10aad ee shalay waxaan idiinku soo sheegay waxyaabaha sababay khilaafka iyo ismaandhaafka dami waayey ee ka dhacay Wasaaradda Warfaafinta. Mudadii uu Boobe ahaa Wasiirka Wasaaraddaas. In kuwoodii ugu darnaa, uguna waaweynaa ahaayeen qaar ku saabsanaa, arimo la xidhiidhay musuq maas iyo wax is daba marin ka jirtey wasaaradda.

Urur-siyaasadeedka WADDANI oo Cududdii ugu ballaadhneyd ku soo bandhigay taageerayaashiisa Gobollada Dalka

Hargeysa (SLpost)- Hoggaamiyaha urur siyaasadeedka Waddani, ahna Guddoomiyaha golaha Wakiiladda Somaliland Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta khudbad dheer u jeediyay taageerayaasha ururkaasi...

Dhaqaale Burburka , Qabyaalada Iyo Kala Qaybsanaanta Ururada Siyaasadu Keeneen Waxa Sababteeda Leh Xukuumadda Madaxweyne Ahmed Siilaanyo

-    Maxa Siyaasiyinta Somaliland Kala Kaxeeyay ee waxano URUR ah lo furtay ? -   Ma Jirta wax fikir siyaasaded ah oo u dhaxeeya Madaxda URARADA ? -  Ma odhan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img