Ururka Isku-xidhka Qurboogga Somaliland ee Qaaradda Yurub oo Shirkoodii Labaad Yeeshay (DAAWO)
London (SLpost)- Ururka Qurbejoogga Somaliland ee Qaaradda Yurub (European Association of Somaliland Diaspora) oo marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaano (EASD) oo Xaruntiisu...
Magacaabistii, Melafsigii Iyo Xil Ka Maroojintii Boobe: Saddex aan wada socon ~ Qormadii 26aad
Qormadii 25aad waxaynu kaga soo hadalnay siyaabihii kala duwanaa ee ay shaqaalaha iyo masuuliyiinta wasaaradda warfaafintu u arkayeen baadhistii uu Hantidhawrku ka bilaabay wasaaraddaas maalintii taariikhdu ahayd 30/07/2012-ka. Taas oo aynu soo sheegnay in shaqaalaha iyo masuuliyiinta wasaar
Siyaasi Hanjaba Qarankani Wuu Ka Soo Gudbay ! Doorashaduna Waxay ku Dhacaysaa Nabadgelyo iyo Cadaalad
Asalaamu Calaykum Mudawaadiniinta Qaaliga Ahow Iga hantiya salaanta Islaamka ah ee kor ku xusan, salaantaas ka dib iyada oo ay gabo-gabo ay ku dhawdahay Ololihii Doorshooyinka...
Xukuumaddu Ma Weyday Cid Boobe U Jawaabta? – W/Q: Naasir Maxamed Cabdilaahi
39 maalmood ayaa laga joogaa, markii uu Boobe Yuusuf Ducaale oo ahaa Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyi-gelintu bilaabay Qoraal taxane ahaa oo...
Heblaayo ii baadh! – W/Q: Cali Coomay
Waa galab, abbaaro 4:30-kii waxaan saf ugu jiraa xawaaladda Dahabshiil, qaybteeda gar-gaar. Shan qof ayaa iga horeeya, laba dumar ah, oo aan da’doodu kula...
Magacaabistii, Melafsigii Iyo Xil Ka Maroojintii Boobe: Saddex aan wada socon ~ Qormadii 25aad
Qormooyinkii 23aad iyo 24aad ee maqaaladeenan taxanaha ah waxa aynu si kooban ugaga soo hadalnay qiso ka mid ah sheekooyinkii tirada badnaa iyo xoggihii kala gedisnaa ee aynu ku soo helnay socdaalkii xaqiiqo raadiska ahaa ee aynu ku soo marnay magaalooyinka Herar, Dire-dawa iyo Addis-Ababa iyo weliba qaar ka mid ah meelihii kale ee ay mujaahidiintii ururka SNM joogi jireen, isla markaana ka hawlgeli jireen xilligii halganka ee ay dagaalka kula jireen nidaamkii keli taliska ahaa ee Siyaad Barre.
The Success of the Silanyo Government & the Compromise of Somaliland – By Ahmed M.I. Egal
Recently the Somaliland Government held a three-day ‘Cabinet Seminar’ to discuss and assess its achievements and failures during the two and a half years...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

