Dayax-madoobaad caawa laga Arkay Adduunka intiisa badan iyo Astaamaha u gaarka ah
Hargeysa (SLpost) – Inta Badan Qaaradaha adduunka waxa caawa laga dareemay Dayax-madoobaad-kii ugu muddada Dheeraa qarnigan, gaar ahaan marka qayb ka mid ah Dayaxuhu...
Madaxweyne Trump oo Cambaareyn Caalami ah kala Kulmay Weerar Qaawan oo uu ku qaaday Afar Dumar ah oo ku jira Cogress-ka Maraykanka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Maraykanka Donal Trump, ayaa cambaareyn caalami ah kala kulmay hadal lagu tilmaamay deel-qaaf iyo Meel-ka-dhac oo uu ku weeraray Afar ka...
Hargeysa: Soo-dhaweyn aan loo kala hadhin oo lagu qaabilbay Ustaad Maxamed Siciid BK iyo Weedhihii uu kaga falceliyey
Hargeysa (SLpost)- Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Hargeysa, waxa maanta gelinkii dambe si ballaadhan loogu soo dhaweeyey Fannaanka Caanka ah ee Maxamed Siciid BK oo...
Maayarka Gabiley oo ka hadlay Khilaaf Hadheeyey Golihiisa Deegaanka oo wali Xalkiisu laalan yahay
Gabiley (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Gabiley ahna Maayarka Magaalada Md Maxamed-amiin Cumar Cabdi, ayaa markii u horeysa si faah-faahsan uga hadlay khilaaf muddooyinkii...
‘Beenta & Boorabagaandadu intee beri ayey ku wadayaan’
Maafiyada Xamar & ilma Jarka labaduba waxay ka siman yihiin beenta, Masabidka & indho adayga. aanay xitaa la xishoonahayn Waxay shallay ku faraxsanaayeen Markabkii Adhiga...
“Golaha Wasiirrada Somaliland Waxa Uu Cambaaraynayaa Weerarka Siyaasadeed iyo Dhaqaale Ee Ka Soo Yeedhaya Soomaaliya”
Hargeysa (SLpost)- Kal-fadhiga aan caadi ahayn oo maanta isugu yimaaddeen Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa laga soo saaray Baaq cambaareyn ah oo loogu jeediyey dowladda...
Badhasaabka gobolka Sanaag oo faahfaahiyey halka ay marayaan Wada-hadallo u socda Xukuumadda iyo Korneyl Caarre
Ceerigaabo (SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamed Axmed Caalin (Tiimbaro), ayaa faahfaahin ka bixiyey wada-xaajood la sheegay inuu u socda Xukuumadda Somaliland iyo Korneyl Caarre...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

