HomeDayax-madoobaad caawa laga Arkay Adduunka intiisa badan iyo Astaamaha u gaarka ah

Dayax-madoobaad caawa laga Arkay Adduunka intiisa badan iyo Astaamaha u gaarka ah

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost) – Inta Badan Qaaradaha adduunka waxa caawa laga dareemay Dayax-madoobaad-kii ugu muddada Dheeraa qarnigan, gaar ahaan marka qayb ka mid ah Dayaxuhu madoobaato, kaas oo qaadanaya inuu socdo muddo 2 saac iyo dheeraaad ah.

 

blank

 

Dayax-madoobaadka noocan oo loo yaqaan Half Blood Moon Lunar Eclipse (Dayaxa oo Qayb madoobaada inta kalena Casaan dhiig ah noqoto)  ayaa ah in Qayb ka mid ahi Dayaxu madoobaato, inta bandanna ay dhacdo in Dhulku kala dhex-galo Dayaxa iyo Qorraxda, isla markaana hadhka dhulku daboolo Qayb ka mid ah Dayaxa ama u diido in iftiinka Qorraxdu gaadho Dayaxa.

 

blank

 

Dayax-madoobaadkan, ayaa bilaabay 10:30-kii habeenimo ee Bariga Afrika, ayaa laga dareemay Dhammaan dunida oo dhan marka laga reebo Woqooyiga Maraykanka oo Xilliga uu dhacayo ku beegan tahay wakhti maalinimo ah, waxaanu ku soo beegmayaa labada todobaad kaddib Qorrax-madoobaad dunida inteeda badan laga dareemay oo dhacay 2-dii bishan July.

 

Dayax madobaadka oo inta badan yimaadda Bisha ama Dayaxa oo 15 ah, waxa si weyn looga dareemay qaarada Afrika, Europe, Galbeedka qaaradda Eeshiya, South America iyo Australia.

 

blank

 

Sidoo kale meelaha caawa laga dareemay Dayax madoobaadka waxaa ka mid ah dhulalka ay Soomaalida dagto.

 

Dayax-madoobaadkan ayaa sida Saynisyahannadu sheegeen noqonaya kii ugu dambeeyey sannadkan 2019-ka, iyada oo kan ka ku xiga la filayo badhtamaha sannadka 2020-ka.

 

TOOS U DAAWO DAYAX-MADOOBAADKA

 

 

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories