Home'Beenta & Boorabagaandadu intee beri ayey ku wadayaan'

‘Beenta & Boorabagaandadu intee beri ayey ku wadayaan’

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Maafiyada Xamar & ilma Jarka labaduba waxay ka siman yihiin beenta, Masabidka & indho adayga. aanay xitaa la xishoonahayn

Waxay shallay ku faraxsanaayeen Markabkii Adhiga ayaanu xaninbay oo way dabaal degayeen.

Markii Dacwadoodii ay u dhoofeenee xanibaada adhiga ahayd lagaga guulaystay ee ay ogaadeen in Xoolihii la dajiyeyna waxay la shir yimaadeen wax aan suuragal ahayn oo aan xitaa caruurta loogu sheekayn karin.

Waa nimanka yidhi Mr Khadar Maxamuud Guulleed oo lagu sheego inuu yahay Raysal Wasaare ku xigeen oo ah ninka Dagaalka qaawan kula jira Dalkiisa ee ay ku shaqaystaan Ciyaalka Maafiyada Xamar ee Farmaajo & Kheyre ayaa fasaxay adhigiii.

Su,aashu muhiimka ahi waxa weeyaan iyama ayey labada goor waallanyihiin?

Ma ninkii wax dacwaynayey ayaa hadana wax fasaxaya?

Anigaa wax xanibay & anigaa wax fasaxay labadaba ayaga ayaa laga hayaa mana aha wax dad caqli ku jiraa umada la soo hor fadhiisan karaan.

Hore ayaanu u ogayn ayaga oo aan libta inoo quudhahayn oo ina dacwaynaaya inay hadana yidhaahdeen DPWorld Xasan Sheekh Maxamuud oo ahaa Madaxweynihii hore ee Villa Wardhiiglay ayaa saxeexay.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa isaga oo afkiisa ku hadlaaya warbaahinta la hadlay oo sheegay inaanu waxba ka ogayn arinta DPWORLD & saxeexeeda toona.

Miyaan la odhan karin jar iska xoornimada Maafiyada Xamar & in yar oo inaga ah oo asqaysani way iska shabahaan.

Mr Khadar oo Raysal Wasaare ku xigeen sheegta oo ah Ninka gabadha Heesta ee Caanka ah u eeg waxaa uu caan ku yahay Dagaal ka dhan ah Somaliland oo taariikhda ugu jira oo aanu waxba kaga qaadi doonin.

Yarkaa xiiran Tallaabo kasta oo uu qaado waanu la soconaa.

Kuwa qurbaha jooga ee uu ku xidhan yahay & kuwa gudaha jooga intaba waanu la soconaa.

Waxaa loo aqoonsaday oo taariikhda u gashay yarkaas iXiirn ee Khadar ee Gabdha Heesta u eeg in uu yahay qofkii abid ugu xumaa ee ka soo jeeda Somaliland ee ka mid noqda Maafiyada Xamar .

Taariikhdu way is qaraysaa lama huraana waa Caws Jiilaal oo waxaa nin walba huran Ceelkii Hargeisa oo kuwii kaa horeeyeyba waa taas lufankoodii lagu soo tuuray Hargeisa ayaga oo aan waji waangasan & ixtiraamtoona u dhex oolin Dadkooda & Dalkooda ay hore ula soo dagaalameen.

Adigana ballan ayaanu kuugu qaadnay intaad Dadka & Dalka yeeshay in maalin lagaa jari doono oo aan xitaa Cafis lagu siin doonin sidii kiwii kaa horeeyey.

Waa la noollaan doonaa Nin waliba wixii uu dhigtay ayaana lagu abaal marin oo taariikhda ugu jirta.

Allahayaw Nin daacad ah.
Allahayaw Nin daallin ah.
Deeqdaada ha u simin.

Xaji Ibrahim.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories