London: Wargeys Is-barbardhigay Somaliland vs Somalia iyo Xaaladaha Siyaasadeed ee Muuse Biixi iyo Farmaajo ku sugan yihiin
London (SLpost)- Wargeyska Maalinlaha ah ee KCW Today oo ka soo baxa dalka Ingiriiska gaar ahaan magaalada London, ayaa warbixin ka qoray dedaallada Somaliland...
Shuruudaha Wada-hadal Dhexmari kara SOMALILAND Iyo SOMALIA
Wadahadal kasta oo dhexmara laba dhinac ama laba dal sida Somaliland iyo Somalia waa inuu leeyahay shuruudo rasmi ah oo labada dhinacba fuliyaan isla...
Somaliland: Natiijada Cilmi-baadhis lagu soo bandhigay Saamaynta Maalgeshiga Ethiopia ku yeelan karo Dakhliga Dowladda iyo Ganacsiga Gudaha
Hargeysa (SLpost)- Cilmi-baadhis laga sameeyey saamaynta uu Dakhliga Dowladda iyo Dhaqaalaha Gudaha ku yeelan karo saamiga dalka Ethiopia laga siiyey Maalgeshiga Dekedda Berbera, ayaa...
Maxaa Shacabka Somaliland kala gudboon inay kaga Fal-celiyaan Gulufka Colaadeed ee Soomaaliya?
Qaranka Somaliland mugdi kagama jiro wadciga iyo waayaha siyaasiga ah ee ku gedaaman xilligan dalkooda oo ah duruuf qof kasta oo garaad qabaa uu garan karo sababteeda,suurayna karo sida lagaga gudbi karo, balse ay sugtadu tahay kalsoonida Hay’addaha dawliga ah loo siiyey gudashada waajibaadka masuuliyaddeed ee u qaabaysan dheeli-tirnaanta iyo kala-dambeynta maamul.
Kal-fadhiga 17aad ee Golaha Deegaanka Hargeysa oo furmay iyo Ajandaha lagaga Hadlayo
Hargeysa (SLpost)- Maayarka magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa maanta daah-furay Kal-fadhiga 17aad ee Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa. Kal-fadhiga oo ku qabsoomay Xarunta dowladda...
Weriye Cabdisalaan Hereri Oo Barnaamij Cajiib ah ka diyaariyey Wershadda Daqiiqda ee Boodhari Mills
Hargeysa (SLpost)- Weriye Cabdisalaan Hereri ayaa Barnaamij Cajiib ah ka diyaariyey Wershadda Daqiiqda iyo Calafka Xoolaha ee Boodhari Mills oo xilligan ku gudo-jirta Beerista...
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Tabobbar u Furay Laba Boqol oo ka tirsan Macallimiinta Maddarasadaha Heer Qaran ee dalka
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa tabobbar aqoontooda kor loogu qaadayo u furay 200 (laba Boqol)...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

