Yearly Archives: 2019

spot_imgspot_img

Xukuumadda Somaliland oo Shaacisay Cidda Fasaxday Markab Xoolo Sidey oo Xannibnaa Dekedda Jiddah

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixisay qaabka xayiraadda looga qaaday Markab Xoolo ka qaaday Dekedda Berbera oo maalmihii u dambeeyey ku xannibnaa...

Dahabshiil Group Oo lagu Majeertay Deeq Lacageed dhan $100,000 oo ku wareejiyey Dugsiga Farsamada Gacanta ee Berbera

Berbera (SLpost)- Shirkadda Dahabshiil Group ayaa ugu deeqday Dugsiga Farsamadda Gacanta ee Berbera (BerberaTechnical Collage) Lacag dhan $100,000 oo Dollar, taas oo noqonaysa deeqdii...

Ugaas Maxamed Cumar oo si heersare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Ugaaska Guud ee Beesha Yaasuq Isaaq, Ugaas Maxamed Cumar oo dhawaan lagu caleemo-saaray Deegaanka Caleydh ee degmada Xarshin ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya,...

Mudaneyaasha Golaha Wakiillada oo dood dheer kaddib ku kala kacay Ansixinta Xeerka Ismaamulka Degmooyinka iyo Gobollada dalka

Hargeysa (SLpost)- Golaha Wakiillada Somaliland oo fadhi ay maanta isugu yimaaddeen u ballan-sanaa ansixinta Xeerka Ismaamulka Degmooyina iyo Gobollada, ayaa gebi ahaanba baajiyey meelmarinta...

Waddan Islaam ah oo Haweenka u oggolaaday Inay Guursadaan Ragga aan Muslimiinta ahayn

Haweeney afhayeen ah oo u hadashay madaxweynaha dalkaas, Beji Caid Essebsi, ayaa ku dhawaaqday arrintan waxayna dumarka ugu hambalyeysay helitaanka waxa ay ugu yeedhay "Xorriyadda ku saabsan in qof walba uu guursado qofkii dookhiisa ah".

Xalinta Khilaafaadka Isku-Dhaca Iyo Wada-Xaajoodka – Qaybta 1aad

 Somaliland waa dad hodan ku ah hiddo samida dhaqan suuban iyo garsoor wanaagsan oo ay ku dheehan yihiin, gobbanimo, is-jidmarin, is-xaalmarin, isudulqaadasho, is-dhaahin iyo...

flydubai celebrates 10 years of bringing people together

flydubai passenger traffic between the UAE and its African routes grew by 108% since 2015 DUBAI, United Arab Emirates, July 12, 2019/ -- The Dubai-based...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img