Talo ku Socota Xisbiga WADDANI iyo Xukuumadda KULMIYE
Xisbiga WADDANI waa xisbi qaran oo mucaarid ah oo sifo sharci ah uga diwaangashan dalka Jamhuuriyadda Somaliland, waxaannu xaq u leeyahay inuu taageerayaashiisa isugu yeedho, la shiro ama uu faro inay isugu yimaadaan xarumaha xisbigu leeyahay, halka sidoo kale uu xaq u leeyahay inuu sameeyo bannaan-baxyo uu kaga soo horjeedo siyaasadaha Xukuumadda iyo xisbiga talada hayaa ay ku maamulayaan dalka
Maxay Madaxtooyada Somaliland kaga Jawaabtay Qaylo-dhaantii Guddoomiye Cirro u diray Taageerayaasha Xisbiga WADDANI?
Hargeysa (SLpost)- Madaxtooyada Somaliland, ayaa jawaab ka bixisay hadal guddoomiyaha Xisbiga Waddani ugu jeediyey taageerayaasha Xisbiga ee Gobolka Maroodijeex inay maalinta Berri isugu yimaaddaan...
“Mudaharaadku waa mid dadka ka yimaadda ee maaha mid lagu Ajburo” – Ex-Wasiir Cabdilaahi Cukuse
Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa sheegay inaanay muuqan xaalad laga dayrin karo oo xilligan waddanku ku...
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo Si Adag uga Hadlay Isu-soo-bax Xisbiga Waddani ugu baaqay Taageerayaashiisa
Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale), ayaa ku gooddiyey inaanay marnaba aqbali doonin bannaan-bax aan dariiqa...
“Mid aan Idinka Aqbalayno maaha, nabadgelyadana Laydinkama Marti aha” – Saylici oo Hadal Kulul kula hadlay Madax-dhaqameedka Awdal
Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Wefti uu hoggaaminayo oo socdaal ku jooga magaalada Boorama, ayaa maanta kulan la...
Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo Daah-furay Tartan loo galayo Mashaariic hay’adaha Dowladda loo fulinayo
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta daah-furay Tartan loo geli doono Afar Mashruuc oo loo fulinayo hay'adaha kala duwan ee Dowladda. Mashaariicda...
“Cirro Isagaa Qaadaya masuuliyadda Mudaharaadka iyo Wixii ka dhasha…” Maayar SOLTELCO
Hargeysa (SLpost)- Maayar magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa Guddoomiyaha Xisbiga Waddani ugu baaqay inuu ka laabto baaq qaylo-dhaan ah oo uu taageerashiisa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

