Monthly Archives: November, 2019

spot_imgspot_img

Guddoomiye Cirro oo Isu-soo-bax ugu Baaqay Taageerayaasha Xisbiga Waddani ee Hargeysa

  Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa Taageerayaasha Xisbigiisa ee Gobolka Maroodi-jeex ugu baaqay inay Isniinta Berri...

Somaliland: Golaha Wasiirrada oo Ansixiyey Odoroska Miisaaniyad-sannadeedka 2020-ka

  Hargeysa (SLpost)- Golaha Wasiirrada Somaliland oo maanta Isugu yimi Fadhi aan caadi ahayn, ayaa dood iyo falan-qeyn ka yeeshay Oddoroska Miisaaniyad-saneedka dowladda ee 2020-ka,...

Golaha Guurtida oo Guddi 29 Xubnood ah u xil-saaray Muddo-kordhinta Doorashada Golaha Wakiillada

  Hargeysa (SLpost)- Fadhi uu maanta Yeeshay Golaha Guurtida Somaliland, ayaa lagaga Hadlay suurta-galnimada muddo-kordhin loo Sameeyo Golaha Wakiillada. Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa...

Shirkadda Caymiska ee TAKAFUL oo Adeegyo Casri ah Ku soo Bandhigtay Bandhigga Carwada Caafimaadka Somaliland

  Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Caymiska ee Takaful Insurance, ayaa maanta si weyn uga qayb-qaadatay Bandhigga Carwada Shirweynaha Heer Qaran ee Caafimaadka Somaliland oo markii u...

Hargeysa: Madaxweyne Biixi oo ka hadlay Shaqsiyaddii Garyaqaan Jaamac Cilmi Xaashi oo Maanta Geeriyooday

  Hargeysa (SLpost)- Eebbe naxariistii Janno haka Waraabiyee waxa maanta Magaalada Hargeysa ku geeriyooday Garyaqaan Jaamac Cilmi Xaashi oo ka mid ahaa Haldoorka Bahda Garsoorka...

Shirkadda DALSAN Pharmaceutical oo Wacdaro ku soo bandhigtay Carwada Caafimaadka ee Heer Qaran

  Hargeysa (SLpost)- Shirkadda DALSAN Pharmaceutical oo ka mid ah Shirkadaha ugu faca-weyn dalka ee soo Dejiya Daawooyinka iyo Qalabka Caafimaadka, ayaa maanta wacdaro ka...

Mucaarid-xumaha Maantu Waa Muxaafid-Xumihii Shalay – W/Q: Cabdiraxmaan Cadami

  Inta badan ma dhacdo umaddu sida ay u dhantay in ay isku aragti ka noqoto ama si u wada aragto arrimaha siyaasadda iyo sida...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img