Monthly Archives: November, 2019

spot_imgspot_img

Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland oo Caawa ku Geeriyooday Hargeysa

  Hargeysa (SLpost)- Allah Naxariistiisa Janno haka waraabiyo waxa goor-dhawayd magaalada Hargeysa ku geeriyooday Taliyihii Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland Sarreeye Gaas Cabdilaahi Fadal Iimaan oo...

Awdal: Go’aamo laga soo saaray Khilaafka Dhul-beereedka Gargaara Bari

  Boorama (SLpost)- Shir-nabadeyn ah oo muddo todobaad ah ka socday deegaanka Gargaara Bari ee degmada Salal, ayaa maanta laga soo saaray go'aamo lagu dhex-dhexaadiyey...

Ugaaska Beesha Subeer Celi (Arab) oo u Hanjabay Guddoomiyaha Baanka Dhexe

  Hargeysa (SLpost)- Ugaaska Beesha Subeer Celi (Arab), ayaa ka hadlay khilaaf u dhexeeya Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Md Cali Ibraahim Jaamac iyo Warbaahinta...

Arabsiyo: Masuuliyiin Kormeeray Wejiga 1aad ee Dhismaha Jaamacadda Al-Cirfaan oo gebo-gabo ah

  Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka Golaha Wakiillada Somaliland Md Axmed-Yaasiin Sh. Cali Ayaanle oo ay weheliyaan xubno ka mid ah Guddiga gacanta ku haysa Dhismaha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img