Home"Mudaharaadku waa mid dadka ka yimaadda ee maaha mid lagu Ajburo" -...

“Mudaharaadku waa mid dadka ka yimaadda ee maaha mid lagu Ajburo” – Ex-Wasiir Cabdilaahi Cukuse

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa sheegay inaanay muuqan xaalad laga dayrin karo oo xilligan waddanku ku sugan yahay, sidaas awgeed aan loo baahneyn tallaabo kasta oo waxyeello u geysan karta xaaladda ammaan ee dalka.

blankCabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo xilalka wasaaradaha Warfaafinta iyo Xannaanada Xoolaha ka soo qabtay Xukuumaddii madaxweyne Siilaanyo, ayaa mar uu maanta warfidiyeennada qaarkood kula hadlay Hotel Ambassador ee Magaalada Hargeysa, waxa uu Cukuse isagoo daba-socda baaq uu guddoomiyaha Xisbiga Waddani ugu diray taageerayaashiisa gobolka Maroodijeex inay maalinta Berri ah isugu yimaaddaan Xarunta Xisbiga ee Hargeysa, waxa uu ku dooday inaanay jirin xaalad kallifi karta bannaan-bax shacabku sameeyaan.

Cabdilaahi Cukuse waxa uu sheegay in ka-sokow jiritaanka tabashooyinka siyaasadeed iyo kuwa shaqsiga ah ee laga sheegto Ciddii gacanta ku haysa hoggaaminta talada dalka, haddana aanay wannaagsanayn ku-dhiirrashada tallaabo kasta oo waxyeello u geysan karta ammaanka dalka.

Waxa uu Cabdilaahi Cukuse ku dooday inaanay jirin sabab cad oo guddoomiyaha Waddani taageerashiisa ugu sheegay inay isu-soo-baxa u sameeyaan, balse ay tahay rabitaan ka tarjumaya dano gaar ah oo shacabka lagu kallifayo.

Warkan oo Faahfaahsan ka Daawo Muuqaalka Hoose

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories